BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
Sideebuu Soomaalida u sameeynayaa mamnuucida safarka ee Mareykanku soo rogay?
Soomaaliya waxay ka mid tahay dalalka ay mamnuucidan saameyneso. Markii ay soo baxday si degdeg ah ayey uga jawaabeen, waxayna ballanqaadeen in ay wax ka qabanayaan caqabadaha jira. Sida laga soo xigtay mamulka Trump waxay ku sheegeen sababta liiska ay ugu dareen Soomaaliya in aysan laheyn nidaam dhexe oo si fiican u hubin kara dadka safra iyo in dalka uu yahay meel ay argagixiso deggan tahay.
Ciidamada Isreal oo wariyayaal BBC ka tirsan ku qabtay qori caaradii
Ma garaneyn cidda uu ahaa qofka ila hadlayay balse luuqadiisa Carabiga waxay aheyd mid jajaban. Wuxuu i weydiiyay sababta aan muuqaalada uga duubeynay fariisimaha militeriga Israel.
Guutada Maxamed Deif : Maxaan ka ognahay kooxda aan la garanayn ee sheegatay mas'uuliyadda gantaallada lagu tuuray Israa'iil?
Israa'iil ayaa ku dhawaaqday, Talaadada, 3-dii bishaan June, in laba gantaal ay ku dhaceen meel bannaan oo ku taal qaybta ay Israa'iil haysato ee buuraha Golan Heights.
Daraasad: Jimicsiga oo xal u noqon kara nooc ka mid ah kansarka
Daraasaddaan oo muddo socotay ayaa lagu ogaaday in Jimicsigu uu faa'iido badan u leeyahay dadka ay haleelaan xanuunno badan oo Kansarku ka mid yahay
TOOS, Maxaa ku cusub xajka sannadkan oo in ka badan 1.4 oo muslimiin ah ay gudanayaan
Ku soo dhawaada tebinta tooska ah ee BBC-da
Trump oo ka mamnuucay Mareykanka muwaadiniinta dalal ay Soomaaliya ku jirto
Donald Trump ayaa saxiixay go'aan uu ku mamnuucayo in ay u safraan Mareykanka muwaadiniinta 12 wadan, sababo la xiriira khataraha amniga qaranka, sida uu sheegay Aqalka Cad.
Sidee Soomaalida iyo dadyowga kale u saameynaysaa canshuuraha cusub ee Trump uu ku soo rogayo lacag dirista?
Arrintaan ayaa saameynaysa dalal kala duwan oo ay ku jiraan kuwo ka tirsan Afrika sida Soomaaliya oo ay ku noolyihiin dad badan oo ku tiirsan lacagaha laga soo diro dibadaha
Dowladda cusub ee Kanada oo hirgalineysa sharciyo adag oo xakameynaya soo galootiga
Sharciyadan ayaa la filayaa in ay saameyn ku yeeshaan hannaankii dadka soo galootiga ah ay ku tagi jireen dalkaasi muddooyinkii la soo dhaafay
Dagaalka afka ah ee u dhaxeeya Itoobiya iyo Eritrea oo sii xoogeystay
Waxaa isa soo taraya hadallada xanafta leh ee ay dhanka warbaahinta isku marinayaan dalalka deriska ah ee Itoobiya iyo Eritrea
Cawaale Koronto: Waa kuma sawir-qaadaha Soomaaliyeed ee ka mid noqday 100-ka qof ee ugu saameynta badan dalxiiska Afrika?
Cawaale Koronto ayaa sheegay in inta uu ku jiro howshiisa sawir qaadidda iyo booqashada meelaha soo jiidashada leh uu kala kulmo caqabado badan.
Ma iska soo xaji baa? Maya ee wax ka baro macluumaadkan muhiimka ah ee caafimaadkaaga ku saabsan
Ku dhowaad labo milyan oo Xujey Muslimiin ah ayaa sanadkan Sacuudiga ku gudanaya waajibaadka Xajka. Waa safar ruuxi ah oo lix maalmood qaata kaasoo ay ku jiraan socod dheer oo lagu dhex lugeynayo heerkulka daran.
Khilaaf ka dhex qarxay Trump iyo Elon Musk
Ku soo dhawaada tebinta tooska ah ee BBC-da
Maqal iyo Muuqaal
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 6 Juunyo 2025, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 5 Juunyo 2025, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 5 Juunyo 2025, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 4 Juunyo 2025, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Xul
Xamaas oo xaqiijisay dilka, ninka ay Israa'iil u taqaannay 'Bisadda leh Sagaalka Nafood`
Israa'iil waxay sheegtay in Deif uu ka mid ahaa dadkii mas'uulka ka ahaa qorsheynta weerarradii 7-dii Oktoobar ee koonfurta Israa'iil oo ay ku dhinteen 1,200 oo qof, 251 kalena ay afduub ahaan ugu qabsadeen.
Mareykanka oo sheegay inay duqaymo dhanka cirka ah ku qaadeen Xuutiyiinta
Ku soo dhowaada tebinta tooska ah ee BBC-da
Xisbullaah iyo Israa'iil oo loogu baaqay in ay xiisadda dejiyaan
Ku soo dhawaada tabinteenna tooska ah ee maanta
Israa'iil oo shaacisay tiro askarteeda ah oo looga dilay Rafax iyo Xamaas oo ka hadashay
Dilka sideedda askari ayaa ah dhacdadii ugu darnayd ee ciidamada Israa’iil l ay kala kulmaan marinka Qasa tan iyo bishii Janaayo ee sanadkan.
TOOS, Wararkii ugu dambeeyay dagaal beeleed dad badan ku dhinteen oo ka dhacay gobolka Galagduud iyo sida hadda xaaladdu tahay
Kusoo dhawaada tebinteenna tooska oo aad ka heli kartaan wararkii ugu dambeeyay.
Muxuu salka ku hayaa dagaalka Baladweyne, maxayse yihiin ragga ku dagaalamaya?
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay dagaal u dhexeeya ciidamo kala taabacsan Hirshabeelle iyo ciidamo taabacsan koox la magac baxday Hiiraan State oo ku sugan gudaha Baladweyne.
Dal ay Soomaali badan iska dhiibto oo qaadashada baasaboorkisa ku xiray aqoonsiga Israa'iil
Waayadan dambe, dagaalka Qasa waxa uu caqabado aan hore loo arag ku noqday qaar ka mid ah Muslimiinta kunool dalalka Yurub
Muuqaal, Sida wiilkan Soomaaliyeed u hirgeliyay adeeg mobile oo Af Soomaali iyo afaf kale lagu barto
Cabdinur Cali Mahdi, oo bartay cilmiga tiknolojiyadda ayaa hindisay application, barnaamij ku shaqeeya mobileka oo ardayda ka caawinaya inay afkooda hooyo ku bartaan manhajyada iskuulada lagu barto.
Xanuunnada halista ah ee laga yaabo inuu wax ka taro subagga ay Soomaalidu isticmaasho
Subagga loogu isticmaalka badan yahay dhulka Soomaalida waxaa laga soo saaraa caanaha ariga iyo lo’da inkastoo abaaraha saameeyey deegaannada uu yaraaday helitaankiisa.
Waa qoloma Naadiya, Su’aasha ugu badan ee ay Soomaalida maanta isweydinayaan?
Kadib guushii shalay ee Naadiya Maxamed, oo loo doortay duqa magaalada St. Louis Park ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaa arrintaasi mar kale soo shaac baxday.
Ayaan Kaaba iyo jaceylkii ay u tahriibtay: ‘Sababta aan ninkeyga ugu tilmaamay Walaal, Soomaaliduna waa wada sirdoon’
Markii uu soo baxay warka la xidhiidha xaflada arooska Ayaan Kaaba iyo seygeeda Cabdi Daysane toddobaadkii hore ayay dadka internetku adeegsida bilaabeen inay dib u baadhaan xidhiidhka horey uga dhexeeyay lamaanahan cusub.